Site icon Qaamuus

ereyga

Sitaac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Suun dun la qurxiyey oo bul leh ka samaysan oo fardaha qoorta loo geliyo.

Sitaac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

ld sitaaci.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sitaac

sintaacsasho | sintaacso | sitaaci | sitaacid | sitaacin | sitaacsasho | sitaacso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version