sitaacso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-saday, -satay)1. (f.g) Faras sitaac ku xirasho. 2. (f.g) Wax qurxin; wax xardhid. 3. (f.mg) Derbi, kursi iwm ku tiirsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sitaacso ↴
sintaacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld sitaacso.
sitaacsasho [m.f.dh]
eeg sitaacso. ld sintaacsasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg