Site icon Qaamuus

ereyga

Siyaaro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Booqasho cid loogu tago. 2. Xus qof dhintay loo dhigo oo loogu duceeyo.

Siyaaro

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

1. Cid booqasho ugu tegid. 2. Qof dhintay xusid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siyaaro

cumro | dhafar | maqbaro | quraan-akhris | siyaarasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version