Site icon Qaamuus

ereyga

Siyaasad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Hab maamul dawladeed oo lagu wado waddan gudihiisa ama dibaddiisa. 2. Laan cilmiga bulshada ka mid ah oo lagu barto hab maamulka dawladeed. 3. Basar; dhagar. ld siyaaso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siyaasad

kaadar | urur | waddaniyad | argaggixisannimo | bolshofiik | borobogaanda | cilmiga siyaasadda | dhirindhiri | diblomaasiyad | hantigoosad-dawladeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version