Site icon Qaamuus

ereyga

Siyaasi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iin, m.dh)

1. Qof cilmiga siyaasadda yaqaan kuna shaqeeya. 2. Qof si xirfad leh arrimaha u maareeya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siyaasi

aydiyolooji | casilaad | diblomaasi | xisbi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version