Site icon Qaamuus

ereyga

So'

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Hilibka intiisa jiirka ah ama cad. 2. Cagaarka meel bannaan oo biyo ku fideen ku hara. 3. Meel ceelal badan oo isu dhow ku yaallaan. 4. Dhulka intay joogsadaan xoolaha ceelka ka cabbayaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga so'

dafo | so' | so'yaqaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version