Socod
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Lugaha oo si isbada-joog ah loo qaado iyadoo meel laga dhaqaajinayo. 2. Dhaqdhaqaaq aan joogsi lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga socod ↴
eber sugan | gaabis | taabac | raac | daaddah | daaddihi | eeraan | faalal | gaafmeer | jaalabuto |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg