Site icon Qaamuus

ereyga

Socod iskudubbaridan oo fudud

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Saxar ama walax ee waxa ay ku socotaa socod iskudubbaridan oo fudud, marka ay ku washato bar maguur, ayna raacdo xarriiq toosan. eeg socod iskudubbaridan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga socod iskudubbaridan oo fudud


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version