Soddog
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)Haweeney la qabo aabbaheed waxa uu ninkeeda u yahay ama waxa ninka aabihiis u yahay haweeneyda uu qabo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soddog ↴
soddognimo | soddogoobid | soddogow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg