Soddomaad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Taariikhda u dhexeysa bilawga soddonka iyo afartanka. ld soddo-naad¹.
Soddomaad
Qaabnaxa: m.l/dh.t.j Isrogrogga:Tirada jagaalada ah kan soddonka u dhigma. ld soddonaad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soddomaad ↴
dhalmaddeyn | soddonaad | soddonaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg