Sogordah
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Maldahidda hadal iwm la maldaho. ld sogordahid.
Sogordah
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)Hadal iwm maldahid; wax sarbeebid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sogordah ↴
sogordahan | sogordahid | sogordahnaan | sogordahnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg