Soke
Qaabnaxa: Sifo | Attributive Isrogrogga:Meel durugsan, halka ka sokeeya; meel dhow. Tus. “Togga sokadiisa ayay degganyihiin”.
Soke
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld suke.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soke ↴
casabo | colguri | dhowow | ehel | isbahaysi | isbahayso | jugleyn | qal | qareennimo | seeraar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg