Site icon Qaamuus

ereyga

Soo

Qaabnaxa: fk.we Isrogrogga:

ld sow.

Soo

Qaabnaxa: qr.fk Isrogrogga:

1. Qurub tilmaamaya in falku uu u jeedo dhinaca hadlaha ama yeelaha. Tus. “Soo gal! Hoosta u soo deg! Ii soo sheeg!”. 2. Qurub tilmaamaya in falku uu keenayo sii aadid iyo soo noqosho. Tus. “Cali soo eeg! Hilib baan soo iibsanayaa”.
Keyboard Maxaa lagu dhahaa Af Soomaali?*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Soomaaliya*

Soomaaliya, si rasmi ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waa waddan ku yaal Geeska Afrika. Dalku waxa uu xad la wadaagaa Itoobiya galbeed, Jabuuti waqooyi-galbeed, gacanka cadmeed waqooyi, badweynta Hindiya oo bari ah, iyo Kenya oo ka xigta koonfur-galbeed. Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer badweynta Afrika waana halka ay ku nool yihiin bulshada Soomaaliyeed


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Soohad, soohdoon, soohdeen, tidcay, tidcadeen*

Heblaayo timiihii Beey soohatay hablihii timiihii Baa loosoohay…wiilkii Timiihii Buu soohday heblayo timiihii Baa loo tidcay timiihii Baa loo dabay gabdhihii timihii Baa loo tidcay,dumarka qaarkood iyagaa tidcadeen timahooda,iyagaa timahooda dabtay iyagaa timaha soohatay.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

Aaladqoro

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soo

a | aaddan | aadimo | aagga-qabow | aah | b | ebinefiriin | ib | o | taa |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version