Site icon Qaamuus

ereyga

sooddoog
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Jiilaal dheer ama abaar waxyeeladeed nur da'ay kaga soo kabasho. ld soodoog.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sooddoog

sooddoogid [m.f.dh]
eeg sooddoog.

soodoog [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
ld sooddoog.

soodoogid [m.f.dh]
ld sooddoogid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version