Soodha
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(kiim.) Naatriyam Kaarbooneyt (Na2CO3). Budo wiriqlaawe ah oo cad, taas oo kuusanta marka loo banneeyo hawada sababtoo ah waxa ay noqotaa cokane.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soodha ↴
cirkasoodhac | cirsoodhac | koostik-soodha | soodhac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg