Site icon Qaamuus

ereyga

Soojeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Habeenka oo aan la seexan. 2. Habeen dhan oo allabari lagu soo jeedo. 3. (-dyo, m.dh) Aqallada iwm dhankooda suuqyada u jeeda. 4. Oogada dadka, dhanka wejiga iyo laabtu ku yaaliin.

Soojeed

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Habeen hurdo seegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soojeed

hagaag | soojeedid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version