Soomaali
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:Luqadda soomaalida u gaarka ah.
Soomaali
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dadka Soomaaliya deggen ama ku hadla af-soomaaliga.
Keyboard Maxaa lagu dhahaa Af Soomaali?*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Soomaaliya*
Soomaaliya, si rasmi ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waa waddan ku yaal Geeska Afrika. Dalku waxa uu xad la wadaagaa Itoobiya galbeed, Jabuuti waqooyi-galbeed, gacanka cadmeed waqooyi, badweynta Hindiya oo bari ah, iyo Kenya oo ka xigta koonfur-galbeed. Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer badweynta Afrika waana halka ay ku nool yihiin bulshada Soomaaliyeed
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Aaladqoro
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soomaali ↴
a | b | o | s | l | m | n | r | w | x |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg