Soonfur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Bilaha dayaxa oo soomaalidu tirsato tooda tobnaad ee u dhexeysa soonqaad iyo sidataal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soonfur ↴
waddac | shawaal | sidataal | soon | soonqaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg