Site icon Qaamuus

ereyga

Soore

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)

1. Qofka sooryada bixinaya. 2. Qaybiye; kalabbare. 3. Sinji noolaha ka mid ah kaasi oo dushiisa ama gudihiisa uu ku noolyahay dulin, marka uu qaangaadhana dhaawac uu geysta ama dila.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soore

oomasoore | baaxadsoore | garsoore | gusoore | gu'soore | martisoore |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version