Soosaare
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)(riw.) Riwaayad, filin iwm qofka samayskeeda isku dubbarida ee soo saara.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soosaare ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg