Site icon Qaamuus

ereyga

Subac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

1. Hab dad wada jiraa quraanka u akhriyaan, iyadoo midba mar aayad qaadanaayo. 2. Quraanka oo todoba meelood loo qaybiyey meeshiis.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga subac

jallaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version