Site icon Qaamuus

ereyga

Sujuud

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Weji dhul dhigidda la sameeyo iyadoo Ilaah la caabudayo.

Sujuud

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Iyadoo Ilaah la caabudayo wejiga dhulka saarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sujuud

rakcad | sujuudid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version