Sulub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. S. ah: wax aan xanaf lahayn. 2. (-byo, m.dh) Dhagax adag oo aan meel la qabsado lahayn. 3. (-byo, m.dh) Xabbadda marka laga saaro gumaca iyo baaruudda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sulub ↴
xaadso | birsulub | murgux | qallafsan | qashir | ruqur | suubaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg