Site icon Qaamuus

ereyga

Summad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Calaamad xoolaha lagu dhigo oo lagu kala sooco. 2. Lambarrada iyo xuruufta diiwaansan ee la siiyo warqadaha xafiisyadu isu diraan. ld sumad¹.

Summad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Xoolo iwm calaamad lagu kala sooco u yeelid. ld sumad².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga summad

daafad-xagleed | kaaliyam | maanganiis | naanays | qaanso | rabaqaad | udub | waat | aljebra | ambiyeer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version