Site icon Qaamuus

ereyga

sunne
(m.l)

ld sunno.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sunne

sunnayn [m.f.dh]
eeg sunnee.

sunnee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
1. Wax sunno ah samayn. 2. Cunto ama cabbid in yar ka dhadhamin.

sunno [m.dh]
1. Salaad aan faral ahayn oo ajar kororsi awgeed loo tukado. 2. Wax kasta oo Nabigii samayn jirey oo ay tahay in looga daydo. 3. Koofiyad culimada islaamku qaataan. ld sunne.

watar [m.l]
Salaad sunne ah, habeenkii la tukado oo rakcadaheedu tiro kisi ah yihiin. ld witir.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version