Surmo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Qaab awrta qooqani u dagallamaan oo ah luqun isku marid iyo qaniinyo; daro. 2. (-ooyin, ml.) Dhiil yar oo caanaha lagu shubto. 3. ld surin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga surmo ↴
surin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg