Susun
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Tax tiro ah oo midba kan ka horreeya ka badantahay ama ka yartahay tirooyin isla eg.
Susun
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay)ld sunsun.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga susun ↴
dareerin | dareerin-aritmatig | dareerin-koobane | dareerin-makoobane | dood | iskayl heerkul | susun aritmatig | susun joometeri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg