Site icon Qaamuus

ereyga

Suubaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Dhagax sulub ah oo aan xanaf lahayn.

Suubaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhul bannaan oo ciid guduudan oo carro san ah leh oo caws ka baxo. 2. Nooc qorratada ka mid ah oo ku nool dhulalka cadduunka ah. 3. Miraha goosayga iwm oo bisil marka ay wax yar dharaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suubaan

laagfaaf | diric | quruurux-bataax | suubaan marawaxadeed | suubaansalaax | suubaansalaaxid | suubasalaax | suubasalaaxid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version