Suufi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Qof aan aqoon u lahayn diinta aadna u jecel. 2. Qof fudfudud oo waxyaabaha uu samaynayo aan ka fiirsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suufi ↴
saalimow | suufinnimo | suufiyoobid | suufiyow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg