Site icon Qaamuus

ereyga

Suuldaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xiridda hal godlan weyday suulka laga xiro si ay u godlato. 2. eeg qonof. 3. ld suuldaarid.

Suuldaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Cid jillaafayn. 2. Hal godlan weydey suulka ka xirid si ay u godlato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuldaar

suuldaaran | suuldaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version