suuldaarid
(m.f.dh)eeg suuldaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh suuldaarid ↴
suuldaar [m.l]
1. Xiridda hal godlan weyday suulka laga xiro si ay u godlato. 2. eeg qonof. 3. ld suuldaarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg