Site icon Qaamuus

ereyga

Suur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Badar biyo qashin kaga saarid.

Suur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Buunka qiiyamo la yeersho maalinta ee uumiga la xisaabayo.

Suur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Muuqaal qurxoon. 2. (-ro, m.l) Qabaal aan ceelka laga qaadin oo xoolaha laggu shubo. 3. (-ro, m.l) Dhagax, qashin iwm oo badar ku dhex jira.

Suur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Seexasho weyn, saq gelid; gam'id.
suuradayn*

Muuqaal ama fikrad laga aaminsanyahay qof ama shay gaar ah. English: Stereotype


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suur

eber sugan | ubaxley | maangal | saaqniin | artaraboodha | baaqso | badhi | badxidhan | bisin | casuuro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version