Suuraaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Isla-wareeg. 2. S. ah: qof socod badan oo dan la'aana samayn.
Suuraaf
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. S. ah: gabar inan ah oo gurigooda uga tagtay sabab la'aan; isla-wareegto. 2. S. ah: neef ugub ah oo lumid badan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuraaf ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg