Suuxi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Nafley wax miyir beelay ka dhigid. 2. Nafley daawo dareenka ka qaadda ku durid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuxi ↴
dawo-suuxin | dhibiib | diidid | kookeyn | majasuuxi | majasuuxid | majasuuxin | manjasuuxi | manjasuuxid | manjasuuxin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg