Site icon Qaamuus

ereyga

Suyuc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ur aan fiicnayn oo ka dhasha wax la huuriyey. ld suyac.

Suyuc

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Wax la huuriyey ur xun yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suyuc

dhirifow | dhirifow | suyac | suyucid | suyucsan | suyucsanaan | suyucsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version