Site icon Qaamuus

ereyga

Taa

Qaabnaxa: mu.ti.dh Isrogrogga: (kuwaas, w)

Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas (1) taas

Taa

Qaabnaxa: dk.ti.dh Isrogrogga: (-taa)

eeg taas². taas

Taa

Qaabnaxa: dk.lh.dh Isrogrogga: (-taa)

ld taada². taada
lama-iyaaka-dhexdood-nacbudu-aa-ku-jirtaa*

Wax walba wax ayaa ku duugan.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Jacayl naftaada kaagama horeeso*

Markaad naftaada jaclaan weeyso cid kujeclaaneeso majirto


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Waakawataa waakasitaa*

Waa ka Sitaa, Waa ka wataa Waa kawadanaa Waa ka sidataan……jamac Ahaan


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taa

aakhiritaan | taab | ubaxdhig | ubaxley | caabbin | ubbo-ubax | gaaci |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version