taada
(mu.lh.dh) (kuwaaga, w)Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax adigu (qof-ka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “Taada ayaa qurux badan”.
taada
(dk.lh.dh) (-taada)Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “buugaagtaada ayaan ka dhax helay warqaddan”. ld taa³. taa
Jacayl naftaada kaagama horeeso*
Markaad naftaada jaclaan weeyso cid kujeclaaneeso majirto
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taada ↴
taa [dk.lh.dh] (-taa)
ld taada². taada
kuwaaga [mu.lh.w]
eeg kaaga 1 / taada¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg