Taag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag, m.l)1. Cudur sababa adkaanta addimaha. 2. ld taago. Meel dhulkeedu sarreeyo; buur; kood.
Taag
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Xoog; itaal. 2. Karti; maaro.
Taag
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Wax meel joojin. 2. Wax kor u qaadid. 3. Wax qotomin. 4. Isku t.: qof ama wax lid noqosho. 5. Isku t.: wax dushooda ku joogsasho. 6. Isku t.: dhar qurxoon xirasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taag ↴
gaaci | waabi | yabooh | baaci | daaddeg | daaddeg | haaneed | haaneedis | haar | naanays |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg