Site icon Qaamuus

ereyga

Taaj-belel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

(c.fal.) If ku wareegsan qorraxda oo laga arki karo girgirka madow ee dayaxa marka uu dhaco dayax madoobaad buuxa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taaj-belel


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version