Taakee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-keeyay, -keysay)1. Wax taako ku cabbirid. 2. Wax taako u dhigid. ld taaki.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taakee ↴
taakeyn | taaki |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg