Site icon Qaamuus

ereyga

Taallaquf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Raaf dhul ku xoqid si uu u guulo dibi kale (dibi).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taallaquf

taallaqufid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version