taano
(m.dh)Lacag sarif ah oo shan senti u dhiganta.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taano ↴
fontaano [m.dh]
ld foontaano.
foontaano [m.dh]
Dar dhis ah oo dhexda ku leh ilo kor biyo u sayraya ayadoo isla darka biyuhu ku soo noqonayaan. ld fontaano, funtaano.
funtaano [m.dh]
ld foontaano.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg