Site icon Qaamuus

ereyga

Taar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)

1. War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu diro. 2. Silig wax lagu oodo. 3. (muus.) Daf afar geesle ah.

Taar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Rati raran oo taagan wax saarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taar

ubaxdhig | jaahiliyad | maajo | raadreebid | taallo | taarad | taaran | taarash |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version