Site icon Qaamuus

ereyga

Taarash

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qof meel loo diro oo dhanbaaal ama farriin sida; dhanbaalwade. 2. ld tarash. Daliig dharka la huwado ama la guntado dacalkiisa lagu qurxiyo oo marada iyo faraqa u dhexaysa; xiddo.

Taarash

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

Maro tarash u yeelid. ld tarash².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taarash

taarad | taarashid | taarasho | faraq | tarash | tarash | tarashid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version