Taariikhee
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-kheeyay, -kheysay)1. (f.g) Wax taariikh u yeelid. 2. (f.mg) Ka t.: wax ka sheekayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taariikhee ↴
taariikheyn | usduuro | waagii macdanka | degalbaaris | dhaqan | dhaxal | dokumenti | sooyaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg