Site icon Qaamuus

ereyga

taawi
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)

1. (f.g) Wax malayn. 2. (f.mg) Ku t.: wax ku taamid. ld taawil.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taawi

haantaawilfid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine] (-fay, -ftay)
eeg haantaawilif². haantaawilif

haantaawilif [m.l]
Dhibaato kala lumisa dad wada nool iyo xoolahooda.

haantaawilif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Cido, ama dad iyo duunyo dhibaato darteed kala lumid.

taawil [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ilay, -ishay)
ld taawi.

taawilid [m.dh]
ld taawin.

taawin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taawi. ld taawilid, taawo².

taawo [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld taawin.

meehaal [m.l]
1. Filad; malayn; taawin. 2. Fikrad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version