Site icon Qaamuus

ereyga

Taayada

Qaabnaxa: mu.lh.dh Isrogrogga:

(kuwayaga, w) Maga-cuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Taayada lama taaban ka-ro”.

Taayada

Qaabnaxa: dk.lh.dh Isrogrogga: (-taayada)

Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Buugaagtayadu way ka duwanyihiin kuwiinna”. ld tayo².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taayada

taayo | kuwayaga | tayo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version