Site icon Qaamuus

ereyga

Tabaalac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Daal badan.

Tabaalac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Socod badan daal kala kulmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tabaalac

tabaalacsan | tabaalacsanaan | tabaalacsanaansho | tabaalicid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version