Tababbar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Tabo aqooneed oo gaar ah oo cid la baro; layli; carbis.
Tababbar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Qof ama nafley tababar siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tababbar ↴
daabad | gaagurre | tababbaran | tababbarid | tababbarnaan | tababbarnaansho | anaakici | aqoon-isweydaarsi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg