Site icon Qaamuus

ereyga

Tabargal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld tabargelid.

Tabargal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)

Qof ciidamin kara noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tabargal

tabargelid | hanaqaad | hanaqaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version